Al-Shabaab oo War ka soo saartay qaraxii lagu hoobtay ee saaka ka dacay Muqdisho

Qoraal oo lagu daabacay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxay ku sheegteen mas’uuliyadda weerarkii xooganaa ee Maanta lagu qaaday xerada ay degan yihiin  Guutadda 12-ka April ee Ciidanka Xoogga Dalka ee Muqdisho. Al-shabaab ayaa sheegtay in weerarkaas uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo Burbur gaadiid, inkastoo aysan shaacin tirro Khasaaro ah oo … Continue reading Al-Shabaab oo War ka soo saartay qaraxii lagu hoobtay ee saaka ka dacay Muqdisho